Intabadan xirfadaha nolosha iyo kuwa shaqo ee asaasiga ah, waa xirfado aan badanaa lagu baran fasalada, balse waa kuwo muhiim u ah horumarka shaqsiyadeed iyo tan xirfadeed ee qof kasta. Qormadan waxay iftiiminaysaa noocyo kala duwan oo ka mid ah …
CASEER'S IDEAS Articles.
Shirkadda Openai ayaa soo saartay Qeyb cusub oo bilaash ah chatgpt kamid ah oo u dhaxaysa GPT3.5 oo ah tan free-ga ah iyo GPT4 oo ah kan lacagta, qeybtaan waxaa la dhahaa (GPT-4o) waxyaabaha ugu wanaagsan ee aad ka faaiideysan …
Mararka qaar adigoo maanta hawlo badan qabtay hadana caawa oo kale ma dareentaa inaadan waxbadan qaban oo productivity-gaagu hooseeyo oo kale, labadan farsamo ila eeg: Marka productivity-ga la joogo, waxaa wanaagsan inaad shaqooyinkaaga kala jajabiso oo aad sameysato wax la …
Waligaa ha sugin inaad isbadasho si aad waxa aad dooneyso u qabato, Tusaale: qofbaa ku odhanaya “nio inaan Janal sameysto doonayaa laakiin kaamarada ka dhacayaa waan buuranahay Jiim baan galayaa”! Qof dan iyo muraad kaa leh majirto, qofkasta adduunyadiisa ayaa …
Buuggan “The Psychology of money” by Morgan Housel. waa buug aad u wanaagsan marka ay noqoto fahamka lacagta iyo dhaqaalaha, waa buug waxbadan kaaga tilmaami doona sida aad noloshaada ugaga dhigi karto mid dhaqaale ahaan dagan oo horumarsan. Waxaan idinla …
Waxkasta oo aad bilowdo markaad inyar wado waxaa jirta wax la yidhaahdo “Dooxadda niyad jabka” oo ah in wixii sidii aad rabtay kuu noqon waayaan oo aad dareento inaadan waxaan wadi karin, dooxadan waa meesha dadka lagu kala miiro, oo …
Sida aad u dooneyso inay shirkadaadu u kobocdo si lamid ah u kobci horumarka shaqaalahaaga, haddii aad ka fikirto shaqaalahaaga waxaa hubaal ah in ganacsigaaguna horumar wanaagsan sameyn doono. Nin ganacsade ah oo aan garanayo ayaan ka yaabay sida shaqaalihiisu …
Qalabkan yar waa qalab qofkasta ku qasbanyahay inuu heysto, waa external disk sida falaash oo kale ah oo qaadaya ilaa 500GB ilaa 4000GB. Sababaha uu muhiimka u yahay waxaa kamid ah Waa qalab qofkasta oo dunidan casriga kunool u baahanyahay …
Appka Atoms waa application aad u wanaagsan oo kaa caawin kara inaad abuurto caadooyin cusub, waa application uu sameeyay qoraagga buugga Caanka ah ee James Clear, waa app kaa caawinaya inaad sameysato caadooyin waliba qaab fudud oo tartiib tartiib ah. …
Dhawr bilood kahor ayaan Barfuun ka iibsaday meherad cusub oo xaafadeena laga furay, haddii aan daacad u hadlo aad ayuu u wanaagsanaa Barfuunka aan ka iibsaday qiima ahaana wuu jabnaa, balse markaas ayaa iigu dambeysay meheradaas oo kadib kuma aan …