6 Balwad oo facaa kaa reebi doonta haddii aanad iska hagaajin

4.4 8 votes
Article Rating
Subscribe
Notify of
guest

18 Comments
Oldest
Newest Most Voted
Inline Feedbacks
View all comments
Sakariye
Sakariye
1 year ago

Thus article is the best advice

Mohamedsomaali
Mohamedsomaali
3 months ago
Reply to  Sakariye

Waa qodobo muhiim ah midh iyo labo igu saabsna ay ku jiraan

Nazri
Nazri
1 year ago

Alle haku barakeeyo Ustaad. Waa qodobo dhaxal gal ah.

Slahuddin
Slahuddin
1 year ago

Shukran ustadh waa qormooyin aad umuhiim ah oona dhalinta intooda badan ka cabanayaan.

Abdinasir Ahmed Omar
Abdinasir Ahmed Omar
1 year ago
Reply to  Slahuddin

Runtii wllo waad Ku mahadsan tahay inaad dhiirigelintaada fiican lala wadaagto mudane caseer run dadka wanaaga u saaxiibka ahi waa kuwa had iyo jeer Ka caajisin la talinta umadahooda taas oo muujinaysaa inuu Kula dareen yahay jecel yahayna inaad wado guulaysataan, markaas mahadsanid wllo qaaliga ah

Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weli

Ali
Ali
1 year ago

Waa qotoba aad u wanaagsan waxaana itaabtay qotobka 3 marwalbo wax qabo is dhaho Dib baa u dhigtaaa wlhi

Abdikafi Ahmed
Abdikafi Ahmed
1 year ago

Mash alh wa barnamij wanaagsan

Muse Mohamed
Muse Mohamed
1 year ago

Sxb waad ku mahadsantahay Dadaalka aad samaynayso, Hadaba waxaan ku waydiin lahaa Imtixaanka Caanka ah, IELST Somalia ma laga heli karaa, maxaase ka hor taagan inuu yimaado

Ibrahim
Ibrahim
11 months ago
Reply to  Muse Mohamed

IELTS waxaa laga helaa macadka Eastern College.Page kooda gal walal

Nimo
Nimo
11 months ago

Mahadsanid walal

Read Next

Sliding Sidebar