Suuqgeyntu marxalado kala duwan ayay soo martay, waxaana is odhan karnaa imika waxay joogtaa xiliga ugu fiican ee aad fariintaada dadka gaadhsiin karto, Balse markasta oo wax la fududeeyo waxaa bata dadka isticmaalaya taasoo keenaysa in jaam badan ka dhasho, …
Dopamine waa kiimiko muhiim ah oo maskaxda ku jirta, oo qayb weyn ka qaadata dareemada raaxada, dhiirigelinta, iyo abaalmarinta. Mararka qaar, haddii heerarka dopamine-kaaga ay aad u sarayso ama aad si fudud u heli karto dopamin abaal-marin ah, waxay keeni …