Maalgashigu kaliya ma ahan inaad lacagtaada ganacsi ku darto iyo waxyaabaha lamid ka ah, balse inaad lacag uruursato waa qeyb kamid ah maalgashi aad maalgashanayso mustaqbalkaaga. Dhibaatooyinka ugu weyn ee keydsiga lacagaha (saving money) dhalinyarada ka qabsata waxaa ugu waaweyn …
CASEER'S IDEAS Articles.
Marka aad dooneyso inaad dabeecad ka dhigato buug aqrinta iska ilaali inaad aqriso buuggaag adiga dambiile kaa dhigaya iyo buugaagta aad ku qasbantahay inaad aqriso. Maxaan ugala jeedaa. Hadii aad wax aqrineyso ha badsan buugaagta loo yaqaan “Self Help” oo …
Marka aad tahay arday baranaya web design waxaa laga yaabaa inaad u baahato meelo aad ku tababarato oo aad ku tijaabiso websitekaaga si uu hawada u galo, adigoon lacag iska bixin marka waxaan halkan idinkula wadaagayaa websites aad ka heli …
Halkan waxaan kusoo gudbiyaa koorsooyinka bilaashka ah ee aan soo uruuriyo. KOORSOOYINKA DESIGNKA. KOORSOOYINKA DATA ANALYSIS-KA. KOORSOOYINKA PROGRAMING-KA. KOORSOOYINKA GANACSIGA.
Computerku waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku baran karo isticmaalkiisa, xitaa marka laga yimaado inaad adigu wax ku qabsato, waxaa kaloo kaa caawin karaa inuu kuu fududeeyo helida shaqooyin badan, oo laguugu xidhayo inaad computerka garanayso. …
Maanta hadii aad 10 doolar telifoonka kushubato, waxaa laga yaabaa inaadan caawa gaadhsiin, waxyabo badan ayaa keena in lacagtu si fudud kaaga baxdo waxaa ugu weyn waxyaabaha Qorsha la’aanta lacagta. Waxaan halkan kugula wadaagayaa sadax app oo kaa caawinaya inaad …
Waqtigu waxa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku ka faaiideysan karo si uu u gaadho horumaro badan aduun iyo aakhiro. Casharka koowaad: Hordhaca kooraska Hordhac kooban oo kusaabsan kooraskan gaaban. Casharka Labaad: Sameyso cinwaanada Casharkan waxaad ku …
Dhawr sano kahor ayaa meel aan ka shaqeynayay laygu yidhi, waxaad tababar siisaa oo aad aqoontaada uga faaiideysaa shaqaalaha kaa hooseeya, si ay hawlaha qaar u fududeyn karaan. Nin oday ah oo aanu wada shaqeyn jirnay ayaa igu yidhi “Saaxib, …
Caadooyinku waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu wanaagsan ee uu qofku noloshiisa horumar ku gaadhsiin karo, waxay kaa dhigayaan inaad waxyaabo badan si autopilot ah u qabato adigoon juhdi galin. Tusaale: inaad Ilkaha Cadaysato wax culays ah kuguma heyso maalin kasta …
Xornimo dhaqaale waa inuu qofku noqdo qof isku kalsoon. qasab ma ahan inaad tahay qof taajir ah, si aad u noqoto qof dhaqaale ahaan madaxbanaan. Waxaan halkan kugula wadaagayaa 7 qodob oo kaa caawinaya inaad noqoto qof leh xornimo dhaqaale …