Waxaan aqrinayay buugga uu qoray qoraagga weyn ee “Carl Newport” buuggan oo lagu magacaabo “So Good They Can’t Ignore You” Waxyaabaha aan buuggaan ka faaiideystay waxaa kamid ah: Inaad hal meel ka muuqato oo aad sida qoraxda uga iftiinto ayaa …
CASEER'S IDEAS Articles.
Marka dhisme cusub laga dhiso meelaha suuqyada ama wadooyinka hadii aad is dhahdo kireyso waxaa lagu dhahayaa guriga markii la bilaabay aasaaska ayaa lasii qabsaday oo la kireystay. Marka dhismaha sidaas loo dhameeyo waxaa laga furayaa meherado badan oo waaweyn …
Hadii aad tahay arday Jaamacad dhigta oo aanad hada shaqo heyn ama aadan isku hawlin inaad shaqayso, hadhoow markaad jaamacada ka baxdo, 90% WAXAY U BADANTAHAY INAAD BILAA CAMAL AHAAN DOONTO. Maxay u wanaagsantahay inaad xili hore sii shaqeysato? Marka …
Sanadkan Wuxuu ahaa sanadkii iigu wax aqrinta badnaa, waxaan ilaa hada aqriyay 46 Buug oo isugu jira buugaag diini ah, Taariikh, self help, novel iyo aqoon guud. waxaan kasoo qaatay 5tii buug ee ugu wanaagsanaa ee aan aqriyay plus one, …
Youtube-ku wuxuu kamid yahay waxyaabah ugu wanaagsan ee uu qofku ka sameyn karo lacag fudud, Hadaba waxaan halkan kusoo koobayaa kooras gaaban oo ka kooban 9 qeybood oo aad ku baran karto, farsamo ahaan sida aad u furan karto janal …
Waxbarashadu ma aha wax adag hadii aad qorshe u samaysato, hadii waxkasta aad iska sii diyaariso waxaa hubaal ah inaad dhibco wanaagsan ka keeni doonto, sidaa daraadeed waxaan halkan idinkugu soo diyaariyay qorshe aad ku maamulan karto waxbarashada oo u …
Waligaa qofkale ha isbarbar dhigin! kaliya waxaad isku eegtaa, qofkii aad sanadkii hore ahayd iyo qofka aad maanta tahay keebaa wanaagsan? Sanadka 2022 imisa buug ayaad aqrisay, imisa kooras ayaad baratay, hadii sanadkaasi uu kaa jajabnaa dhibaato malaha, balse sanadkan …
Waxaan halkan idinkula wadaagayaa planners aad ku maamulan karto maalmahaaga, isbuucyadda iyo bilaha Waxaan u kala qeybiyay 3 qeybood oo kala ah. Dhamaan qorshayaashan waa bilaash, waqti badan ayaan galiyay, hadii aad ka heshay, waxaad sameyn kartaa donation kooban wixii …
Waxaan halkaan kugula wadaagayaa qorshe maalmeed kor u qaadaya waxqabadkaaga maalinlaha ah, waxyaabaha aad ka heli karto waxaa kamid ah: Si aad ula dagto waraaqdan oo pdf ah kadibna u daabacato fadlan HALKAN TAABO
Wali sawir aad 10 sano ama 5 sano kahor gashay ma aragtay? hadii aad fiiriso markiiba waxaad isleedahay “horta berigaas maxaa kaa khaldanaa?”😂. waxaa hubaal ah maalintaas inuu sawirkaas kula qurxoonaa oo aad la cajiibtay style-kaaga. kaliya sawirkaaga ma ahan, …