Ma dooneysaa inaad albaabada u furto shaqooyinka loogu baahida badanyahay caalamka? hadii ay sidaas tahay waxaan kugula talinayaa inaad waqti kooban galiso barashada ugu yaraan hal luuqad oo programming ah. Luuqadahee ugu fudud in la bilaabo.
CASEER'S IDEAS Articles.
Luuqada english-ka waa mid kamid waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku baran karo, waxaan halkan idinkugu soo gudbinayaa 10 meelood oo aad ka baran karto luuqada english-ka si bilaash ah. Qeybta Koowaad Janalada youtubes-ka ah. Qeybta Labaad website-yadda.
Waxyaabaha cajiibka ah ee aan arkay maalmahan waxaa kamid ah, Elon Musk oo aad wada garanaysaan ayaa waraysi bixinayay, markaasaa gabadhii waraysanaysay tidhi “wiilka aan aniga dhalay ayaa doonaya inuu cilmiga baabuurta iyo farsamadooda barto, ee maxaad kula talinaysaa inuu …