Aragtida Pareto ee 80/20 Cabdiraxmaan Caseercaadooyinka, dhaqaalahaMarch 15, 2024 Vilfredo Pareto waxaa uu ahaa nin beeraley ah oo noolaa sanadihii 1800-naadkii, maalin isagoo dhex jooga beertiisa ayuu wuxuu ogaaday arrin cajiib ah oo uu aad ula yaabay. waxa uu ogaaday in beertiisa inyar oo kamid ah ay soo saaraysay … Continue reading4
Sameey isku dayo cusub Cabdiraxmaan Caseermaskaxda, noloshaMarch 13, 2024 Haddii aad sameyso waxa aad sameyn karto oo kaliya, waligaa ma noqon doontid waxkabadan waxa aad imika tahay! Horumarka iyo isbeddelka dhabta ah waxay ka yimaadaan marka aad isku daydo waxyaabo cusub, oo aad qaado talaabooyin aanad hore u qaadin, … Continue reading
What if halkan kala soo dag. Cabdiraxmaan CaseerBuugaagMarch 8, 2024 Haddii aad tahay dadka sida aniga oo kale Maskaxdoodu jeceshahay inay waxkasta ogaato, buugaan aqriso isaga dhan wuxuu ka hadlaa waxyaabo cajiib ah oo kusaabsan “Lacala haddii sidaas la sameeyo maxaa dhici kara?”. Su’aalaha cajiibka ah ee aan ku arkay … Continue reading
Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan Cabdiraxmaan Caseercaadooyinka, dhaqaalaha, finanaceMarch 4, 2024 Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan, waxaan qormaddan kaga hadli doonaa waxyaabo muhiim ah oo kusaabsan dhaqaalaha iyo sida qofka dhalinyaradda ahi ugaga faaiideysan karo inta uu yaryahay. Ku dhaqanka talooyinkan waxay kaa caawin doonaan inaad si wax … Continue reading1
Hab fikirka shaqo abuurka. Cabdiraxmaan CaseerGanacsiga, programmingFebruary 25, 2024 Marka aad tahay qof developer ah ama qof imika baranaya Computer Science waa in hab fikirkaagu noqdo inaad abuurto barnaamijyo bulshada waxtar u leh oo adigana qaab passive ah kuugu shaqeeya balse ha u fikirin uun inaad shaqaale noqoto. Waxaa … Continue reading1
Iibi marka hore, kadib biloow ganacsiga. Cabdiraxmaan CaseerGanacsigaFebruary 10, 2024 Buugan oo aan maalin dhawayd dhameeyay waa buug cajiib ah oo ka aragti duwan buugaagta kale ee ku saabsan bilaabida ganacsiga, sida caadiga buugaagtan waxay ku barayaan inaad fikrad keento, kadib qorshe ganacsi sameyso, dhisto ganacsiga oo alaabta ama adeega … Continue reading
Xayaysiinta casriga ah. Cabdiraxmaan CaseerGanacsigaJanuary 9, 2024 Xayaysiisku xiligan la joogo wuu ka gudbay xiligii la iibin jiray alaabaha iyo adeegyadda ay shirkaduhu iibiyaan ee imika wuxuu marayaa inaad iibiso dareen iyo kalsooni. Xayaysiisyadda ay shirkadaheenu sameynstaan waxaad moodaa badankood inay Target-ka saaraan dabaqada sare oo ma … Continue reading2
Yeelo dishabiliin, balse ha is caburin Cabdiraxmaan CaseernoloshaJanuary 9, 2024 Nolosha adigoon is caburineyn ayaa loo baahanyahay hadana inaad yeelato dishabiliin aad ku noolaato oo kuu noqda macalinka noloshaada. Haddii aad dooneyso inaad talaab cusub qaado waa inaad iska adagtahay oo aanad hawadaada iska raacraacin, sidaas si lamid ah waa … Continue reading
Muhiimada ay leedahay barashada teknoolojiyadda Cabdiraxmaan CaseerWaxbarashoJanuary 8, 2024 Waxyaabaha ugu waaweyn ee aan aniga ku jeclaaday Teknoolojiyadda, waa inay tahay xirfad u baahan halabuur joogto ah, oo maalinkasta caqabad horleh ayaad lakulmeysaa oo kaaga baahan inaad xaliso, waxaad baranaysaa wadooyin cusub oo wax loo xalin karo, waxaad baranaysaa … Continue reading1
Ka dhig wax fudud, oo aad fudeydkiisa ka yaabto. Cabdiraxmaan Caseercaadooyinka, noloshaJanuary 7, 2024 Dhibaatadda ugu weyn ee ina heysata marka aynu dooneyno isbedel waa inaynu rabno isbedel dagdag ah oo markiiba inagu dhaca, kadib maxaa dhacaya? kadib waxaa imanaysa inuu qofku isku qaado waxyaabo badan oo culculus oo uusan awoodi karayn, kadibna ay … Continue reading