Browser-kan waxaa la yidhaahdaa Arc waa browser cusub oo cajiib ah, hadii aad tahay developer ama qof doonaya inuu isticmaalo browser aan buuq badan lahayn oo fudud sidoo kalana aan computerka kaa cusleynayn. Sugitaan badan kadib ugu dambeyn Arc waxaa …