Haddii aad dooneysid inaad maalintaada ka dhigto mid waxtar badan kuuleh, waxaan idinla wadaagi doonaa talooyin qiimo leh oo aad waxbadan ka faa’iideysan doonto.
CASEER'S IDEAS Articles.
Caadooyinka xunxun waxay qofka ku keenaan inay nolosha kahor istaagaan horumaro badan uu qofku gaari lahaa iyagoo xitaa laga yaabo inay caafimaad ahaan jir iyo maskaxba dhibaato weyn kuu keenaan, sidoo kalana waqti badan iyo tamar badan kaa lumiyaan. Marka …
Dopamine waa kiimiko muhiim ah oo maskaxda ku jirta, oo qayb weyn ka qaadata dareemada raaxada, dhiirigelinta, iyo abaalmarinta. Mararka qaar, haddii heerarka dopamine-kaaga ay aad u sarayso ama aad si fudud u heli karto dopamin abaal-marin ah, waxay keeni …
Appka Atoms waa application aad u wanaagsan oo kaa caawin kara inaad abuurto caadooyin cusub, waa application uu sameeyay qoraagga buugga Caanka ah ee James Clear, waa app kaa caawinaya inaad sameysato caadooyin waliba qaab fudud oo tartiib tartiib ah. …
Vilfredo Pareto waxaa uu ahaa nin beeraley ah oo noolaa sanadihii 1800-naadkii, maalin isagoo dhex jooga beertiisa ayuu wuxuu ogaaday arrin cajiib ah oo uu aad ula yaabay. waxa uu ogaaday in beertiisa inyar oo kamid ah ay soo saaraysay …
Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan, waxaan qormaddan kaga hadli doonaa waxyaabo muhiim ah oo kusaabsan dhaqaalaha iyo sida qofka dhalinyaradda ahi ugaga faaiideysan karo inta uu yaryahay. Ku dhaqanka talooyinkan waxay kaa caawin doonaan inaad si wax …
Dhibaatadda ugu weyn ee ina heysata marka aynu dooneyno isbedel waa inaynu rabno isbedel dagdag ah oo markiiba inagu dhaca, kadib maxaa dhacaya? kadib waxaa imanaysa inuu qofku isku qaado waxyaabo badan oo culculus oo uusan awoodi karayn, kadibna ay …
Sida caadiga haddii computer-kaaga browserka kujira aad ka furto godad badan (tabs) oo aad godkastana ka furto bog cusub oo web ah waxaa dhacaysa in computer-kaagu culeys noqdo oo uu isjiidjiid keeno, sidaas si lamid ah maskaxdaadu hadii aad u …
Qormadan, waxaan diiradda saarayaa sababaha ay muhiim u tahay in qofku aanu si xad dhaaf ah ugaga fikirin waxa dadka kale ka aaminsanyihiin, inagoo ka eegi doona dhinacyada horumarka shakhsiga ah iyo xorriyadda fikirka. Marka hore, isku-kalsoonaanta qofka ayaa si …
Waxaan arkay dhalinyaro badan oo ila soo xiriiray kuwaasoo dhibaato weyni ka heysato wax aqriska, iyagoo iisheegay inay waxaqriska iska joojiyaan markay laba maalmood wadaan. Waxaan doonayaa inaan idinla wadaago hal qodob oo kaa caawin kara inaad waxaqriska kordhiso oo …