Si uu u noqdo Yoolkaagu mid hirgala, waa inuu yahay marka hore mid aad ka fikirtay suurtagal ahaanshihiisa oo aad isweydiisay marka hore “Mashruucan horta miyaan ku guuleysan karayaa?” kama wado inuu qofku shaki iska galiyo waxa uu sameynayo oo …
Berigii aan waxbarashadda caadiga ah kujiray, marka aan doonayo inaan wax xifdiyo qaababka ugu fiican ee aan isticmaali jiray ayaa ahayd inaan dib u qoro wixii aan aqriyay si aanan u ilaabin, sababtoo ah markasta oo aad wax qorto waxay …
Inaad shaqooyinkaaga u kala hormariso sida ay u kala horeeyaan waa arrin muhiim ah oo kaa caawin karta inaad waxbadan qabato, caajiska iyo dib u dhigana kaa yaraynaysa. waxaa jira farsamooyin badan oo aad isticmaali karto, waxaana kamid ah farsamada …