Shaqooyinka kala qorsheyso oo u kala naso, waxkasta hal mar ma wada qaban kartid, jadwal u samayso oo kala qorsheey, laakiin halmar ha isku dayin inaad ku wada qabato.
CASEER'S IDEAS Articles.
Dhamaanteenba waxaynu leenahay caadooyin aan wanaagsaneyn oo saameyn ku yeelan kara horumarka nolosheena, marka ay noqoto hibooyinka uu ilaahay ku siiyay, caadooyinka qaar waxay keeni karaan inay baabi’iyaan awoodahaaga iyo hibooyinka uu Ilaahay kusiiyay oo aad noqoto qof aan garanayn …
Shaqa kasta waxaa ugu adag inta ugu horeysa oo ah bilowga hore, marka aad bilowdo kadib waxkasta way isku sii toostoosyaan balse bilowga hore ayaa ah inta ugu adag, marka adigoon ka fikirin inaad qurqurxiso oo aadan waqti badan ku …
Waxaa jira caadooyinka qaar oo aad u adag inuu qofku la qabsado, sida inaad Jiimka joogteyso, ama inaad kooras online ah barato, waxaa jira siyaabo badan oo aad ugaga hortagi karto inaad caadada meel dhexe ku joojiso ama aad ka …
Inaad waqtigaaga xisaabiso oo aad la socoto waxyaabaha kuu qabsoomay iyo sida aad waqtigaaga ku bixisay waa arrin muhiim ah oo hormarkaagana qeyb weyn ka ah, waxaan idinla wadaagayaa waraaq yar oo aad daabacan karto oo aad naftaada ku xisaabsan …
Waa arrin muhiim ah Inaad naftaada kalsooni ku qabto oo aad noqoto qof is aaminsan oo garanaya awoodihiisa iyo wuxuu sameyn karo. 5 arrimood oo kaa caawin kara inaad noqoto qof isku kalsoon. 1️⃣ Markasta sameyso hadafyo iyo yoolal aad …
Wax soo saarku waa awoodda uu qofku u yeelan karo inuu shaqo qabto walibana u qabto si hufan oo waxtar leh. Waa xirfad la baran karo taasood ku hormarin karto noloshaada Qaababka ugu fiican ee aad waxsoosaarkaaga ku hormarin karto …
Caafimaadku wuxuu kamidyahay nimcooyinka uu Ilaahay ina siiyay kuwa ugu waaweyn, waa nimco u baahan in la ilaashado, marka waxaan idinla wadaagayaa 6 caado oo aad caafimaadkaga ku ilaashan karto. Ilaahay ha caafiyo dhamaan umadda muslimiinta, inta xanuunsan.🤲
Waxkasta oo naftaadu la qabsato ama ay jeclaato inay markasta sameyso waa balwad, balwadu kaliya ma ahan inaad Sigaar cabto ama Qaad cunto balse waxkasta oo aad si joogto ah u sameyso waa balwad. Waxaa kale oo sii aqrisan kartaa …
Todoba dabeecad oo kaa dhigaya qof dadku ay jecelyihiin: Inaad dadka kuu dhaw iyo dhamaan walaaladaa muslimiinta ah kula dhaqanto dhaqan wanaagsan oo qalbigooda kuusoo dhawaynaya waa arrin lagama maarmaan ah oo qofkasta inuu barto uu ku qasbanyahay, waxaan halkan …