Todoba dabeecad oo kaa dhigaya qof dadku ay jecelyihiin: Inaad dadka kuu dhaw iyo dhamaan walaaladaa muslimiinta ah kula dhaqanto dhaqan wanaagsan oo qalbigooda kuusoo dhawaynaya waa arrin lagama maarmaan ah oo qofkasta inuu barto uu ku qasbanyahay, waxaan halkan …
CASEER'S IDEAS Articles.
Waa inaad abuurtaa baahi kugu qasbaysa inaad wax aqriso, tusaale yar aan idin siiyo: kasoo qaad waxaa tahay qof xiiseeya taariikhda iyo dhacdooyinkii hore ee adduunka ka dhacay laakiin ma isku karaysid aqriska taariikhda sowmaaha? dhibmalaha, waxaad bilowdaa blog aad …
Ramadaanku (soonka bisha ramadaan) waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga doonayo qofka muslimka ahi inuu ilaaliyo kana faaiideysto. Sida aad la socotaan bisha Ramadaan waa bil cibaado oo laga doonayo qofka Muslimka ahi inuu xooga saaro Cibaado …
Waxaan kula wadaagayaa 10 arrin oo muhiim ah inaad ku dhaqanto inta aad kujirto dhalinyara-nimadda inteeda ugu macaan ee uu qofku waxbadan ku qabsan karo. Intaan keebaa aad kuusoo jiitay?
Xirfadaha culculus (Hard skills) Sida: inaad tahay programmer ama xisaabiye ama project manager waxay kaa caawiyaan inaad shaqo ku hesho balse xirfadaha jilicsan (soft skills) waxay kuu sahlayaan in lagu dalacsiiyo, waxaan halkan idinkula wadaagayaa 7 xirfado oo nooca jillicsan …
Meelkasta oo aad joogto waligaa iska ilaali inaad noqoto qof laga maarmi karo, hadii aad tahay qof shaqadiisu aanay muhiim ahayn ama hawlaha uu hayo ay yihiin wax liita, ama hooseeya isku day inaad waxkabadasho, maamulayaasha qaar marka ay doonayaan …
Marmarka qaar ma dareentaa inaad ma gudbe tahay? oo wixii aad qorsheysay ay kuu qabsoomi waayaan! hadii jawaabtaadu haa tahay ciladu kaligaa ma ahan ee farsamaddan yar ila eeg. Habeenkii intaanad seexan ama marka aad shaqada kasoo rawaxayso buug notebook …
80% aqoonta aad leedahay xitaa hadii aanad waligaa waxbaran, dadka kala ma yaqaaniin, laga yaabaa inaad ku fiicantahay wax dadka kale aanay garanayn ama uu Ilaahay kuusiiyay talent. Tusaale: ninka geeljiraha ah ee aan waligaa aqoon maadi ah baran sida …
Noloshu waxay markasta u baahantahay inaad motion ama dhaqaaq ku jirto, noloshu waa baaskiilka oo kale oo hadii aad istaagto waad dhacaysaa, marka iska ilaali inaad gasho waxa loo yaqaan “Comfort Zone” oo ah inaad ku nafisto waxa aad heysato …
Inta aad hal juz aqrin lahayd maalintii, hal bog kubiloow maalin kasta, Inta aad maalin kasta jiimka aadi lahayd isbuucii halmaalin ka biloow, inta aad hal buug isbuuci aqrin lahayd, hal cutub aqri isbuuca dhan, Inta aad 3 xirfad sanadkan …