Caadooyinku waa talaabooyin is xigxiga oo ay maskaxdeenu isticmaasho si aysan waxyaabaha qaar ugaga fikirin, maskaxdeenu shaqooyin badan ayay qabataa, mana dooneyso inay waxyaabaha qaar galiso juhdi ay go’aan kaga qaadato, sidaa daraadeed waxa ay sameysataa wax la yidhaahdo Caado, …
CASEER'S IDEAS Articles.
Marka aad dooneyso inaad dabeecad ka dhigato buug aqrinta iska ilaali inaad aqriso buuggaag adiga dambiile kaa dhigaya iyo buugaagta aad ku qasbantahay inaad aqriso. Maxaan ugala jeedaa. Hadii aad wax aqrineyso ha badsan buugaagta loo yaqaan “Self Help” oo …
Caadooyinku waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu wanaagsan ee uu qofku noloshiisa horumar ku gaadhsiin karo, waxay kaa dhigayaan inaad waxyaabo badan si autopilot ah u qabato adigoon juhdi galin. Tusaale: inaad Ilkaha Cadaysato wax culays ah kuguma heyso maalin kasta …