Vilfredo Pareto waxaa uu ahaa nin beeraley ah oo noolaa sanadihii 1800-naadkii, maalin isagoo dhex jooga beertiisa ayuu wuxuu ogaaday arrin cajiib ah oo uu aad ula yaabay. waxa uu ogaaday in beertiisa inyar oo kamid ah ay soo saaraysay …
CASEER'S IDEAS Articles.
Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan, waxaan qormaddan kaga hadli doonaa waxyaabo muhiim ah oo kusaabsan dhaqaalaha iyo sida qofka dhalinyaradda ahi ugaga faaiideysan karo inta uu yaryahay. Ku dhaqanka talooyinkan waxay kaa caawin doonaan inaad si wax …
Inaad yeelato cinwaan bangi waxay kaa caawinaysa waxyaabo badan oo aanad ogeyn, waxaan idinla wadaagayaa shantan sababood ee aan isleeyahay aad ayay muhiim u yihiin. Waxaad kale oo aqrisan kartaa: Maxaad ugu baahantahay inaad heysato kaadhka lacagaha ee online-ka
Ilaahay maalinta qiyaame qofka adoonka ah wuxuu weydiinayaa shan su’aalood oo aad muhiim u ah si loo xisaabiyo. Su’aalaha qofka adoonka ah la weydiin doono waxaa kamid ah: Dhaqaalahaaga iyo halka aad ku bixisay? marka waa muhiim inaad garanayso lacagtaada …
Waxaad maanta heli kartaa ilaa 10 bangi oo bixiya adeegga bank card-ka ee MasterCard ama Visa, dhamaan bangiyadaasi midba midka kale wax ayuu kaga duwanyahay, markaa hadii aad dooneyso inaad adigu soo qaadato kaar sidee ku xulan kartaa kan ugu …
Qiima dhimista noocan ah Soomaalidu ma yaqaanaan laakiin waa muhiim sababtoo ah waxay kugu soo celinaysaa macmiilka wax kaa iibsaday oo waxaad yeelanaysaa xidhiidh joogta ah, taas oo keeni karta marka dambe inaad is barataan oo uu noqdo qof markasta …
Marka la joogo dhaqaalaha waxaa jira wax loo yaqaan incentive oo ah sababta ku dhiirigelineysa qofku inuu wax sameeyo. Qiso cajiib ah oo hada kahor dhacday aan idinkaga waramo. Hadda kahor xiligii ingiriisku gumeysanayay dalka india ayaa waxaa askartii nafta …
Halkee lagu arkay adduunka wadan dhaqaalihiisii inta la uruursaday nambaro loogu badalay! dhaqaalaha caalamka wuxuu ku shaqeeyaa waa in lacagta dadku heystaan dib dadkale loogu maalgeliyo si dhaqaalaha wadanku u horumaro, hadii aniga maanta aan 1000 doolar bangi dhigto, Jaamac …
Business model-ku waa qorshe kusaabsan sidee shirkadaadu lacag u sameyn kartaa, Business Modelku wuxuu ka hadlayaa alaabaha iyo adeeggyadda ay shirkadu iibiso, suuqa ay tiigsanaysno, ilaha dhaqaale ee soo galaya, qarashaadka ka baxaya iyo waxyaabo kale oo muhiim ah. Waxaan …
Waxyaabaha ugu badan ee shirkadaha Soomaalida ragaadiyay waxaa kamid ah, in maamulka shirkadaha badanaa aysan muhiimad badan siin shaqaalahooda, oo ay u arkaan uun qof ay dan ku gaadhayaan oo kaliya. Waxaad arkaysaa qof ganacsigiisa ku bixinaya lacag badan inuu …