Waxaa jira dhalinyaro badan oo isoo weydiiyay “hadii aan soo furano kaadhadhka lacagaha ee caalamiga ah, maxaa faaiido ah oo inoogu jira?” Hadii aad tahay arday ama qof dhalinyaro ah oo doonaya inuu ganacsi bilaabo ama inuu kor u qaado …
CASEER'S IDEAS Articles.
Apple waxaa isticmaasha oo telifoonadeeda heysta inkabdan 2 bilyan oo qof, marka hadii aad tahay App, waa inaad apple u jajabnaato oo amarkeeda qaadato hadii kale way kuu dhamaaneysaa oo APPSTORE-ka ayaa lagaa saarayaa, balse arrinku sidaas ma ahan oo …
Naftaada waxkasta oo ay u baahato u diid oo ha siin, sababtoo ah waxaa dhici karta inuu Ilaahay kaa qaado waxaas ama noloshaadu isbadasho, kadibna aad wixii heli waydo oo noloshaadu warwar badan kusoo kordho. Marka aad naftaada ka xakamayso …
Halista dhaqaale ee deemaha waa wax jira oo dadku intooda badan aysan iska ilaalin hadii aan tusaale yar idinka siiyo, Nin aanu saaxiibo dhaw nahay ayaa maalin dhawayd iga codsaday inaan damiin u noqdo oo wuxuu doonayay inuu bangi Gaadhi …
Ma ogtahay inaad Milyaneer ka noqon karto Nacnac aad iibiso oo kaliya? fursadaha alaab soo dajinta ee ka jira dalka waa badanyihiin laakiin marka ay noqoto importing business waa ganacsi halis badan balse sidoo kalana abaalmarintiisu fiicantahay. Tusaale ahaan: Waxaan …
Waa maxay farqiga u dhaxeeya Revenue & Net income? Revenue waa dakhliga guud ee ku soo gala waxaana kujira kharashaadkii aad gashay halka Net income uu noqonayo faaiidada xaasillka ah ee aad adigu meel dhiganayso, waxaana lagu helaa marka Dakhliga …
labadii isbuuc ee lasoo dhaaafay waxaan ku mashquulsanaa inaan furo xafiis aniga ii gaar ah, oo aan side hustle aan leeyahay ku dhaqaajiyo. waxyaabaha iisoo baxay kuwooda aad ka qaadan kartaan casharo waxaa kamid ah. Marka aad dooneyso inaad kharash …
Go’aanadda ugu wanaagsan ee uu qofku qaadi karo waxaa kamid ah inuu ganacsi uu isagu leeyaay bilaabo, balse si aad u bilowdo ganacsi waxaad u baahantahay inaad si taxadar leh u bilowdo, sidaa daraadeed waxaan halkan kugula wadaagayaa 5 website …
Nin ganacsade ah oo business-kiisu magaalada sumcad fiican kuleeyahay balse competitionkiisu aad u badanyahay ayaan weydiiyay sidee ula tartantaan waxaas oo shirkad ah idinkoo dagaalkiinu yaryahay, misna u noqoteen shirkadda ugu fiican dalka? Markaaasuu igu yidhi: inagu waqti iyo kharash …
Cayaarihii sanadkii hore la cayaaray ee Qatar 2022, waxay noqdeen kuwii ugu xiisaha badanaa sida la sheegay, waxaan halkan idinkula wadaagayaa 5 shey oo iigaga soo baxay Koobka aduunka ee lagu qabtay Qatar. Maxay kula tahay adiga?