![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/06/color-correction-vs-color-grading_P2_720x350.webp)
Waxyaabaha ugu muhiimsan marka la joogo hagaajinta muuqaalada waxaa kamid ah sixida midabada iyo kor u qaadista midabada, hadaba labadan arrimood aad ayay u kala duwanyihiin aynu isla eegno. Hadii aan soo koobno Sixida midabka waxay ka dhigaysaa muuqaalka mid …