Miisaaniyaddu waxay kamid tahay waxyaabaha ugu waaweyn ee uu qofku sameysan karo si uu noloshiisa dhaqaale ahaan ugaga dhigo mid xor ah, waxaan idinla wadaagayaa dhawr qalab aad isticmaali karto iyo linkiyadooda.
CASEER'S IDEAS Articles.
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/06/Screenshot-2024-06-09-092651-880x400.png)
Haddii aad tahay qof sabar badan oo aan dhaqso u quusan waxaan kuu hayaa talo aad u wanaagsan oo aad lacagna ku sameyn karto sidoo kalana noloshaada dambe waxbadan ka badali kara. Dhalinyaro talada ugu fiican ee aan kusiin karo …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/04/Deposits-Book-review-The-Psychology-of-Money-880x400.webp)
Buuggan “The Psychology of money” by Morgan Housel. waa buug aad u wanaagsan marka ay noqoto fahamka lacagta iyo dhaqaalaha, waa buug waxbadan kaaga tilmaami doona sida aad noloshaada ugaga dhigi karto mid dhaqaale ahaan dagan oo horumarsan. Waxaan idinla …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/03/DALLĀ·E-2024-03-04-10.45.00-Create-a-realistic-image-of-a-young-Somali-man-a-student-geek-coder-and-YouTuber-in-his-dorm-room.-He-is-focused-on-making-a-personal-budget-on-h-880x400.webp)
Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan, waxaan qormaddan kaga hadli doonaa waxyaabo muhiim ah oo kusaabsan dhaqaalaha iyo sida qofka dhalinyaradda ahi ugaga faaiideysan karo inta uu yaryahay. Ku dhaqanka talooyinkan waxay kaa caawin doonaan inaad si wax …
Inaad lacag sameyso waa muhiim waan ogahay taa, laakiin hadafkaaga koowaad yuusan noqon inaad waxaa lacag ka hesho oo kaliya, waa inaad leedahay aragti ka fog lacagta, kadib lacagta iyadaa iska imanaysaa. Waa inay jirtaa wax aad ku waalantahay “obsessed …
Are you tired of living paycheck to paycheck? Do you want to take control of your personal finances? Look no further! In this post, I’ll share with you 5 practical tips that can help you improve your personal finance. 1. …