Xayaysiisku xiligan la joogo wuu ka gudbay xiligii la iibin jiray alaabaha iyo adeegyadda ay shirkaduhu iibiyaan ee imika wuxuu marayaa inaad iibiso dareen iyo kalsooni. Xayaysiisyadda ay shirkadaheenu sameynstaan waxaad moodaa badankood inay Target-ka saaraan dabaqada sare oo ma …
CASEER'S IDEAS Articles.
Fikradan waxaad u baahtahay inaad u tagto shirkadaha ganacsiga Retail-ka ah ka shaqeeya adigoo xulanahay wax aad xiiseyso oo aad information badan ka heyso sida: Electronics-ka oo kale. Markaa waxaad u tagaysaa shirkad waxaad ku odhanaysaa waxaan idiin sameeynayaa product …
Shirkaddu markasta oo ay ku dadaasho inay Suuqgeyn wanaagsan sameyso waa markasta oo ay iyadu isa sii baranayso, Tusaale: Waxaad heysataa Meherad kafeteeri ah, suuq la’aan baa kugu dhacday, markaasaad is tidhi bal dhaqdhaqaaq sameey oo isyar xayaysii kadib waxyaabaha …
Suuqgeyntu waxay kamid tahay qeybaha ugu waaweyn ee ganacsigu leeyahay waana mid kamid ah kuwa ugu muhiimsan ee la doonayo in la iska hagaajiyo si ganacsigaasi horumar fiican u gaadho. Waa talaabooyin is xigxiga oo lagu doonayo in macaamiisha lagu …
Markaad ganacsi bilowdo waliba ganacsiyadda B2B ah ee la tacaluqa inaad shirkad wax ka iibiso ama mashruuca ka qaadato, sida inaad Digital marketing agency samaysato, waxay kamid yihiin kuwa ugu adag ee la bilaabo oo badanaa waxaad la kulmaysaa diidmo …
Axmed Nuur jimcaale waxaa uu kamidyahay ganacsatadda ugu waaweyn Soomaalida (haduusan ahayba kan ugu weyn) waxaa uu maamulaa shirkadda Hormuud Group oo ka kooban ilaa 10 qeybood oo waaweyn taas oo ka shaqeysa qeybo kala duwan oo ay kamid tahay …
Inaad lacag sameyso waa muhiim waan ogahay taa, laakiin hadafkaaga koowaad yuusan noqon inaad waxaa lacag ka hesho oo kaliya, waa inaad leedahay aragti ka fog lacagta, kadib lacagta iyadaa iska imanaysaa. Waa inay jirtaa wax aad ku waalantahay “obsessed …
Branding-ku waa kuu muhiim marka aad tahay ganacsi yar oo hada soo koraya. waxyaabaha uu kaa caawin karo waxaa kamid ah.
Markasta oo aad olole Suuqgeyn sameyso, si aad u ogaato suuqgeynta ugu wanaagsan ee si fiican u shaqeynaysa, waxaad macmiil kasta oo cusub weydiisaa halka uu kasoo arkay ganacsigaaga. Tani waxay kaa caawineysaa inaad dabagasho oo aad la socoto waxa …
Marketing is about creating a conversation Seth Godin Permission marketing waa nooc kamid ah suuqgeynta taas oo diirada saarta in shirkadu xidhiidh wanaagsan la yeelato macmiilka iyagoo doorashada u siinaya inaad la xidhiidhi karto hadii aad keento alaabo cusub ama …