Waxaa baahi aad u weyn ka jirtaa dalabka alaabaha online-ka lagu iibsado sida Amazon, Alibaba iyo Shein, waxaad u baahantahay si fikradaan u socoto address kuyaala wadamada laga helayo websiteskaas sida Dubai, China ama turkiga, kadibna waxaad siisaa macaamiisha address …
CASEER'S IDEAS Articles.
Qiima dhimista noocan ah Soomaalidu ma yaqaanaan laakiin waa muhiim sababtoo ah waxay kugu soo celinaysaa macmiilka wax kaa iibsaday oo waxaad yeelanaysaa xidhiidh joogta ah, taas oo keeni karta marka dambe inaad is barataan oo uu noqdo qof markasta …
Sanadkii 2019 waxaan sameeyay daraasad kusaabsan ganacsiyadda bilowga ah ee “Startupska” ah, waxaan sameeyay waraaqo aan dhawr suaalood ku qoray oo aan dadka meheradaha leh ku idhi bal iiga jawaaba. Marka waxaa jirtay hal suaal oo muhiim ahayd oo dhahaysay …
Hadii aad tahay qof barta Cilmiga suuqgeynta ama kushaqeeya waxaad si fiican u daraaseysaa shirkadda Apple, waa company aan ka yaabay branding-ka iyo suuqgeynta sida ay u sameeyaan. Tusaale yar aan idinka siiyo, Apple iyadu ma ahan shirkad ku fiican …
Business model-ku waa qorshe kusaabsan sidee shirkadaadu lacag u sameyn kartaa, Business Modelku wuxuu ka hadlayaa alaabaha iyo adeeggyadda ay shirkadu iibiso, suuqa ay tiigsanaysno, ilaha dhaqaale ee soo galaya, qarashaadka ka baxaya iyo waxyaabo kale oo muhiim ah. Waxaan …
Waxyaabaha ugu badan ee shirkadaha Soomaalida ragaadiyay waxaa kamid ah, in maamulka shirkadaha badanaa aysan muhiimad badan siin shaqaalahooda, oo ay u arkaan uun qof ay dan ku gaadhayaan oo kaliya. Waxaad arkaysaa qof ganacsigiisa ku bixinaya lacag badan inuu …
Waxaa jira dhalinyaro badan oo isoo weydiiyay “hadii aan soo furano kaadhadhka lacagaha ee caalamiga ah, maxaa faaiido ah oo inoogu jira?” Hadii aad tahay arday ama qof dhalinyaro ah oo doonaya inuu ganacsi bilaabo ama inuu kor u qaado …
Apple waxaa isticmaasha oo telifoonadeeda heysta inkabdan 2 bilyan oo qof, marka hadii aad tahay App, waa inaad apple u jajabnaato oo amarkeeda qaadato hadii kale way kuu dhamaaneysaa oo APPSTORE-ka ayaa lagaa saarayaa, balse arrinku sidaas ma ahan oo …
Waraaqdan oo ka kooban 14 bog, waa document kaa caawin kara inaad bilowdo ganacsi cusub, kaas oo la yidhaahdo “Business startup Planner” waxyaabaha aad ka heli karto waxaa kamid ah: Si aad ula soo dagto Documentigan TAABO HALKAN.
Shanta tiir ee ganacsiga: Ganacsi walba ee guuleystay wuxuu abuuraa wax qiima leh oo loo baahanyahay, Waxaa buuxa fursado badan oo bulshada aad la nooshahay looga faaiideyn karo, hadii waxa aad iibineyso aysan ahayn wax loo baahanyahay oo suuqleh, oo …