Marka aad dooneyso inaad dabeecad ka dhigato buug aqrinta iska ilaali inaad aqriso buuggaag adiga dambiile kaa dhigaya iyo buugaagta aad ku qasbantahay inaad aqriso. Maxaan ugala jeedaa. Hadii aad wax aqrineyso ha badsan buugaagta loo yaqaan “Self Help” oo …
CASEER'S IDEAS Articles.
Dhawr sano kahor ayaa meel aan ka shaqeynayay laygu yidhi, waxaad tababar siisaa oo aad aqoontaada uga faaiideysaa shaqaalaha kaa hooseeya, si ay hawlaha qaar u fududeyn karaan. Nin oday ah oo aanu wada shaqeyn jirnay ayaa igu yidhi “Saaxib, …
Waligaa qofkale ha isbarbar dhigin! kaliya waxaad isku eegtaa, qofkii aad sanadkii hore ahayd iyo qofka aad maanta tahay keebaa wanaagsan? Sanadka 2022 imisa buug ayaad aqrisay, imisa kooras ayaad baratay, hadii sanadkaasi uu kaa jajabnaa dhibaato malaha, balse sanadkan …
Wali sawir aad 10 sano ama 5 sano kahor gashay ma aragtay? hadii aad fiiriso markiiba waxaad isleedahay “horta berigaas maxaa kaa khaldanaa?”😂. waxaa hubaal ah maalintaas inuu sawirkaas kula qurxoonaa oo aad la cajiibtay style-kaaga. kaliya sawirkaaga ma ahan, …