![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/01/DALL·E-2024-01-05-21.14.06-A-young-Somali-male-student-with-a-geeky-demeanor-and-dressed-casually-is-sitting-on-a-beach.-He-appears-joyful-and-carefree-working-on-his-laptop-880x400.png)
CASEER'S IDEAS Articles.
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/01/DALL·E-2024-01-05-21.14.06-A-young-Somali-male-student-with-a-geeky-demeanor-and-dressed-casually-is-sitting-on-a-beach.-He-appears-joyful-and-carefree-working-on-his-laptop-880x400.png)
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/01/DALL·E-2024-01-05-19.45.01-A-young-Somali-male-student-with-a-geeky-appearance-and-glasses-looking-frustrated-and-struggling-with-a-coding-challenge-on-his-laptop-in-his-dorm--880x400.png)
Caqabaduhu waxay kamid yihiin waxyaabaha qofka ku dhiirigeliya inuu talaabsado, marka hadii aad dooneyso nolosha inaad horumar ka sameyso waa inay jiraan caqabado markasta ku horyaala oo aad ku dadaalayso inaad ka gudubto. Hadii noloshaada aysan lahayn wax caqabad ah …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/01/DALL·E-2024-01-03-10.55.52-A-young-Somali-man-who-is-a-student-geek-coder-and-YouTuber-depicted-in-his-dorm-room-looking-overwhelmed-and-burnt-out.-Hes-sitting-at-his-desk-880x400.png)
Sida caadiga haddii computer-kaaga browserka kujira aad ka furto godad badan (tabs) oo aad godkastana ka furto bog cusub oo web ah waxaa dhacaysa in computer-kaagu culeys noqdo oo uu isjiidjiid keeno, sidaas si lamid ah maskaxdaadu hadii aad u …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2024/01/DALL·E-2024-01-03-10.03.21-A-young-Somali-man-who-is-a-student-geek-coder-and-YouTuber-sits-thoughtfully-in-his-dorm-room-in-a-landscape-orientation.-He-is-looking-out-the--880x400.png)
Qormadan, waxaan diiradda saarayaa sababaha ay muhiim u tahay in qofku aanu si xad dhaaf ah ugaga fikirin waxa dadka kale ka aaminsanyihiin, inagoo ka eegi doona dhinacyada horumarka shakhsiga ah iyo xorriyadda fikirka. Marka hore, isku-kalsoonaanta qofka ayaa si …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2023/12/DALL·E-2023-12-29-16.47.24-A-panoramic-21_9-aspect-ratio-image-of-Sheikh-Yahya-Ibrahim-alone-and-happy-holding-his-exam-results-paper-with-the-background-completely-removed.-T-880x400.png)
Sheekh Yahya Ibraahim, oo Jaamacad ku taala dalka Maraykanka wax ka dhiganaya, waxaa maalin Jimce ah isaga soo beegmay imtixaan jaamacadeed iyo khudbadda jimcaha oo uu jeedinayay. Markaa si uu u kala ilaaliyo labadan waajib, wuxuu la hadlay Masjidkii, balse …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2023/12/DALL·E-2023-12-24-18.21.40-A-young-Somali-man-focused-and-content-sits-at-his-desk-using-a-PC-computer-to-edit-a-video.-He-has-a-confident-creative-expression-indicative-of--880x400.png)
Sameynta muuqaaladu waxaa la yidhaahdaa “Duub marka hore kadib ayaad qurqurxineysaa, kaliya muuqaalka ma ahanee xitaa adiga hadhoow quruxbadnaanaya, uma baahnid kaamarad qatar ah oo qaali ah, xitaa uma baahnid computer marka hore kaliya muuqaalo xiiso leh iyo dadaal badan. …
![](https://caseerblog.com/wp-content/uploads/2023/12/DALL·E-2023-12-22-19.08.50-A-young-Somali-man-in-his-early-20s-feeling-motivated-and-working-hard.-He-is-sitting-at-a-desk-in-a-well-lit-room-focused-intently-on-a-laptop.-His-880x400.png)
Dhamaanteenba, Adiga, Aniga iyo qofkasta oo horumar gaadhay caalamka, mararka qaar waxaa dhacda inaan caajis dareeno, oo ay nagu adkaato waxyaabaha qaar oo aynu si fudud u qaban jirnay inaan ka meeraysano oo ay inala adkaato ama culeys badan aanu …
Mararka qaar inagoo damacsan inaan nafteena horumar la tiigsano ayaanu hadana nafteena lugooyo ku nahay waliba inagoon is ogeyn oo isku heysana inaan dadaal iyo horumar sameynayno, waxaan halkan idinkula wadaagayaa 4 arimood oo qofka ka dhigaya mid naftiisa lugooyo …
Ilaahay maalinta qiyaame qofka adoonka ah wuxuu weydiinayaa shan su’aalood oo aad muhiim u ah si loo xisaabiyo. Su’aalaha qofka adoonka ah la weydiin doono waxaa kamid ah: Dhaqaalahaaga iyo halka aad ku bixisay? marka waa muhiim inaad garanayso lacagtaada …
Inaad isdhibto waa horumarka furihiisa, waxkasta oo wanaagsan waxay kujiraan gacan bir ah oo lagaa doonayaa inaad lasoo baxdo. soo qaado buug iyo qalin kadibna maalinkasta waxaad qortaa 3 sheey oo kugu adag inaad sameyso oo aad necebtahay tusaale ahaan …