Calaacalka iyo cabashadu waxay qofka ka dhigaan qof liita oo aan dooneyn inuu noloshiisa masuuliyadeeda qaato, waxaad noqoneysaa qof markasta raadiya cudurdaar iyo cabasho si aad masuuliyadahaaga isku dhaafiso. Maxaa kamid ah dhibaatooyinka uu kuu keeni karo calaacalka badan. Si …
CASEER'S IDEAS Articles.
Sadaxdan xirfad waa muhiim inuu qofku barto, qarnigan 21-naad ee aan imika ku jirno, waxaa kamid ah xirfadahaas.
Si uu u noqdo Yoolkaagu mid hirgala, waa inuu yahay marka hore mid aad ka fikirtay suurtagal ahaanshihiisa oo aad isweydiisay marka hore “Mashruucan horta miyaan ku guuleysan karayaa?” kama wado inuu qofku shaki iska galiyo waxa uu sameynayo oo …
Markasta oo aad raaxo ku jirto (comfort) waa markasta oo uu horumarkaagu sii yaraanayo. Cabdiraxmaan Caseer Aniga waxaan ogaaday oo aan garanayaa dhalinyaro badan oo sanadkii ay ka qasaarto 730 saacadood oo maalin kasta hurda inta u dhaxaysa 1:30 ilaa …
Inaad tahay qof ku dhaqaaq leh (initiative) waa muhiim, waana waxyaabaha dadka lagu kala qiimeeyo, waxaa la yidhaahdaa inaad cafis weydiisato, ayaa ka fiican inaad fasax weydiisato, maxaan kawadaa? waxaan kawadaa hadii aad dooneyso inaad horumar sameyso mararka qaar waxaa …
Asxaabtii Rasuulka ﷺ ilaahay haka raali noqdee waxay ahaayeen dad nolosha meelkasta ka wanaagsan haday noqoto dhanka cibaadada, la dhaqanka dadka kale, iyo nolosha inteeda kaleba, waxaan halkan idinkula wadaagayaa 8 dabeecad oo ay lahaayeen kuwaasoo ay maalinkasta ku dhaqmi …
Inaad shaqooyinkaaga u kala hormariso sida ay u kala horeeyaan waa arrin muhiim ah oo kaa caawin karta inaad waxbadan qabato, caajiska iyo dib u dhigana kaa yaraynaysa. waxaa jira farsamooyin badan oo aad isticmaali karto, waxaana kamid ah farsamada …
Shaqooyinka kala qorsheyso oo u kala naso, waxkasta hal mar ma wada qaban kartid, jadwal u samayso oo kala qorsheey, laakiin halmar ha isku dayin inaad ku wada qabato.
Dhamaanteenba waxaynu leenahay caadooyin aan wanaagsaneyn oo saameyn ku yeelan kara horumarka nolosheena, marka ay noqoto hibooyinka uu ilaahay ku siiyay, caadooyinka qaar waxay keeni karaan inay baabi’iyaan awoodahaaga iyo hibooyinka uu Ilaahay kusiiyay oo aad noqoto qof aan garanayn …
Shaqa kasta waxaa ugu adag inta ugu horeysa oo ah bilowga hore, marka aad bilowdo kadib waxkasta way isku sii toostoosyaan balse bilowga hore ayaa ah inta ugu adag, marka adigoon ka fikirin inaad qurqurxiso oo aadan waqti badan ku …