Shaqa kasta waxaa ugu adag inta ugu horeysa oo ah bilowga hore, marka aad bilowdo kadib waxkasta way isku sii toostoosyaan balse bilowga hore ayaa ah inta ugu adag, marka adigoon ka fikirin inaad qurqurxiso oo aadan waqti badan ku …
CASEER'S IDEAS Articles.
Inaad waqtigaaga xisaabiso oo aad la socoto waxyaabaha kuu qabsoomay iyo sida aad waqtigaaga ku bixisay waa arrin muhiim ah oo hormarkaagana qeyb weyn ka ah, waxaan idinla wadaagayaa waraaq yar oo aad daabacan karto oo aad naftaada ku xisaabsan …
Is xisaabiya, inta aan la idin xisaabin! Cumar Binu Khadaab. (RC) Miyaad noloshaada xisaab xirtaa habeen kasta? tusaale yar aan idin siiyo qofka ganacsadaha ah marka uu maanta dhan wax iibinayo habeenkii marka uu meherada sii xidhayo xisaab ayuu xidh …
Caajiska badan wuxuu keenaa qofka inuu shaqooyinkii muhiimka u ahaa dib u dhigo sida inuu waxbarto ama shaqo laga doonayo qabsado. Waxaa jira waxyaabo badan oo keena caajiska waxaa kamid ah in qofku shaqada uu ka baqanayo ama inuusan heysan …
Waa arrin muhiim ah Inaad naftaada kalsooni ku qabto oo aad noqoto qof is aaminsan oo garanaya awoodihiisa iyo wuxuu sameyn karo. 5 arrimood oo kaa caawin kara inaad noqoto qof isku kalsoon. 1️⃣ Markasta sameyso hadafyo iyo yoolal aad …
Wax soo saarku waa awoodda uu qofku u yeelan karo inuu shaqo qabto walibana u qabto si hufan oo waxtar leh. Waa xirfad la baran karo taasood ku hormarin karto noloshaada Qaababka ugu fiican ee aad waxsoosaarkaaga ku hormarin karto …
Nin Oday ah ayaa marka inoo duceey lagu yidhaahdo wuxuu odhan jiray “Ilaahayoow hurdo macaan ayaan ku weydiisanay!” markaasaa dadka intay yaabaan weydiin jireen, Hurdo wax dhaama maad inoogu duceysid, oo nabad noogu duceysid oo caafimaad noogu duceysid, oo roob …
Mararka qaar marka aad u fiirsato baaxada Kownkan iyo awooda uu Ilaahay leeyahay waad yaabaysaa, oo waxaad toos u arkaysaa Weynidda Eebbe iyo wuxuu sameyn karo. Maalin dhawayd ayaan Youtube ka daawaday Aqoonyahan dhanka astronomy-ga ah oo la weydiiyay: “Aqoonyahanada …
Waxkasta oo naftaadu la qabsato ama ay jeclaato inay markasta sameyso waa balwad, balwadu kaliya ma ahan inaad Sigaar cabto ama Qaad cunto balse waxkasta oo aad si joogto ah u sameyso waa balwad. Waxaa kale oo sii aqrisan kartaa …
Naftaada waxkasta oo ay u baahato u diid oo ha siin, sababtoo ah waxaa dhici karta inuu Ilaahay kaa qaado waxaas ama noloshaadu isbadasho, kadibna aad wixii heli waydo oo noloshaadu warwar badan kusoo kordho. Marka aad naftaada ka xakamayso …