Todoba dabeecad oo kaa dhigaya qof dadku ay jecelyihiin: Inaad dadka kuu dhaw iyo dhamaan walaaladaa muslimiinta ah kula dhaqanto dhaqan wanaagsan oo qalbigooda kuusoo dhawaynaya waa arrin lagama maarmaan ah oo qofkasta inuu barto uu ku qasbanyahay, waxaan halkan …
CASEER'S IDEAS Articles.
Ramadaanku (soonka bisha ramadaan) waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga doonayo qofka muslimka ahi inuu ilaaliyo kana faaiideysto. Sida aad la socotaan bisha Ramadaan waa bil cibaado oo laga doonayo qofka Muslimka ahi inuu xooga saaro Cibaado …
Waxaan kula wadaagayaa 10 arrin oo muhiim ah inaad ku dhaqanto inta aad kujirto dhalinyara-nimadda inteeda ugu macaan ee uu qofku waxbadan ku qabsan karo. Intaan keebaa aad kuusoo jiitay?
Meelkasta oo aad joogto waligaa iska ilaali inaad noqoto qof laga maarmi karo, hadii aad tahay qof shaqadiisu aanay muhiim ahayn ama hawlaha uu hayo ay yihiin wax liita, ama hooseeya isku day inaad waxkabadasho, maamulayaasha qaar marka ay doonayaan …
Marmarka qaar ma dareentaa inaad ma gudbe tahay? oo wixii aad qorsheysay ay kuu qabsoomi waayaan! hadii jawaabtaadu haa tahay ciladu kaligaa ma ahan ee farsamaddan yar ila eeg. Habeenkii intaanad seexan ama marka aad shaqada kasoo rawaxayso buug notebook …
Noloshu waxay markasta u baahantahay inaad motion ama dhaqaaq ku jirto, noloshu waa baaskiilka oo kale oo hadii aad istaagto waad dhacaysaa, marka iska ilaali inaad gasho waxa loo yaqaan “Comfort Zone” oo ah inaad ku nafisto waxa aad heysato …
Dhibaatadda ugu weyn oo ay u adagtahay qofku inuu sameysto wax fudud oo lacag kasoo gala waxaa weeye ISLA WEYNIDA, dadku ma rabaan wax fudud oo lacag macquul laga heli karo ma doonayaan inay shaqooyinka hoose qabtaan, sababtoo ah way …
Inta aad hal juz aqrin lahayd maalintii, hal bog kubiloow maalin kasta, Inta aad maalin kasta jiimka aadi lahayd isbuucii halmaalin ka biloow, inta aad hal buug isbuuci aqrin lahayd, hal cutub aqri isbuuca dhan, Inta aad 3 xirfad sanadkan …
Sanadkan caawa dhamaanaya waxaan bartaydan facebook-ga soo galiyay inkabadan 500 oo qormooyin ah, waxaa uu page-kani gaadhay 16,000,000 oo qofood, waxaa isoo booqday oo Page-kan soo eegay 503,000 oo dhalinyaro ah, waxaa kusoo biiray oo pageka soo follow-gareeyay 35,530 anigoo …
Computerku waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku baran karo isticmaalkiisa, xitaa marka laga yimaado inaad adigu wax ku qabsato, waxaa kaloo kaa caawin karaa inuu kuu fududeeyo helida shaqooyin badan, oo laguugu xidhayo inaad computerka garanayso. …