Wali sawir aad 10 sano ama 5 sano kahor gashay ma aragtay? hadii aad fiiriso markiiba waxaad isleedahay “horta berigaas maxaa kaa khaldanaa?”😂. waxaa hubaal ah maalintaas inuu sawirkaas kula qurxoonaa oo aad la cajiibtay style-kaaga. kaliya sawirkaaga ma ahan, …
CASEER'S IDEAS Articles.
Inaad ganacsi bilowdo waa wax faa’iido badan kuuleh, waxaa laga yaabaa inaad noqoto qof iskufilan oo noloshiisa horumar fiican gaadhsiiya, sidoo kale inaad ganacsi bilowdo oo aad ku guuleysato waa wax adag oo u baahan dhabar adayg iyo inaadan ka …