Hab fikirka shaqo abuurka. Cabdiraxmaan CaseerGanacsiga, programmingFebruary 25, 2024 Marka aad tahay qof developer ah ama qof imika baranaya Computer Science waa in hab fikirkaagu noqdo inaad abuurto barnaamijyo bulshada waxtar u leh oo adigana qaab passive ah kuugu shaqeeya balse ha u fikirin uun inaad shaqaale noqoto. Waxaa … Continue reading1
5 qodob oo kaa caawinaya inaad noqoto programmer Cabdiraxmaan Caseerprogramming, technology, WaxbarashoJanuary 11, 2023 Coding-ku waa mid kamid xirfadaha aad ku baran karto qaab online ah, halkan waxaan idinkula wadaagaayaa 5 qodob oo kaa caawinaya inaad noqoto programmer buuxa.Continue reading
Website-yo aad ka heli karto Hosting iyo Domain bilaash ah. Cabdiraxmaan Caseerprogramming, technology, WaxbarashoDecember 27, 2022 Marka aad tahay arday baranaya web design waxaa laga yaabaa inaad u baahato meelo aad ku tababarato oo aad ku tijaabiso websitekaaga si uu hawada u galo, adigoon lacag iska bixin marka waxaan halkan idinkula wadaagayaa websites aad ka heli … Continue reading
Luuqadaha programming-ka ugu wanaagsan uguna fudud in la barto sanadka 2023 Cabdiraxmaan CaseerprogrammingDecember 7, 2022 Ma dooneysaa inaad albaabada u furto shaqooyinka loogu baahida badanyahay caalamka? hadii ay sidaas tahay waxaan kugula talinayaa inaad waqti kooban galiso barashada ugu yaraan hal luuqad oo programming ah. Luuqadahee ugu fudud in la bilaabo.Continue reading6