Xiliyadii dhexe ee taariikhda waliba xiligii cusmaaniyiintu aduunka heysteen, waxaa soo bixi jiray cuduro halis ah sida tii ugu darnayd ee : dhimashadii madoobeyd (black death), cudurkan waxaa u dhintay 25 milyan oo qof waxaana lagu kala qaadi jiray injirta …
CASEER'S IDEAS Articles.
Waxyaabaha cajiibka ah ee aan arkay maalmahan waxaa kamid ah, Elon Musk oo aad wada garanaysaan ayaa waraysi bixinayay, markaasaa gabadhii waraysanaysay tidhi “wiilka aan aniga dhalay ayaa doonaya inuu cilmiga baabuurta iyo farsamadooda barto, ee maxaad kula talinaysaa inuu …