CASEER'S IDEAS Articles.
Business model-ku waa qorshe kusaabsan sidee shirkadaadu lacag u sameyn kartaa, Business Modelku wuxuu ka hadlayaa alaabaha iyo adeeggyadda ay shirkadu iibiso, suuqa ay tiigsanaysno, ilaha dhaqaale ee soo galaya, qarashaadka ka baxaya iyo waxyaabo kale oo muhiim ah. Waxaan …
Kalmado English ah oo aad loo isticmaalo, iyo Fasirkooda: Marka la joogo goobaha shaqo, waxyaabaha ugu badan ee dadku sameeyaan waxaa kamid ah inay luuqadooda iska ilaabaan oo inta badan ay isticmaalaan Af Ingiriisi, waxaan halkaan idinkula wadaagayaa 10 kalmadood …
Waa inaad abuurtaa baahi kugu qasbaysa inaad wax aqriso, tusaale yar aan idin siiyo: kasoo qaad waxaa tahay qof xiiseeya taariikhda iyo dhacdooyinkii hore ee adduunka ka dhacay laakiin ma isku karaysid aqriska taariikhda sowmaaha? dhibmalaha, waxaad bilowdaa blog aad …
Waxaan kula wadaagayaa 10 arrin oo muhiim ah inaad ku dhaqanto inta aad kujirto dhalinyara-nimadda inteeda ugu macaan ee uu qofku waxbadan ku qabsan karo. Intaan keebaa aad kuusoo jiitay?
Xirfadaha culculus (Hard skills) Sida: inaad tahay programmer ama xisaabiye ama project manager waxay kaa caawiyaan inaad shaqo ku hesho balse xirfadaha jilicsan (soft skills) waxay kuu sahlayaan in lagu dalacsiiyo, waxaan halkan idinkula wadaagayaa 7 xirfado oo nooca jillicsan …
Ma ogtahay inaad Milyaneer ka noqon karto Nacnac aad iibiso oo kaliya? fursadaha alaab soo dajinta ee ka jira dalka waa badanyihiin laakiin marka ay noqoto importing business waa ganacsi halis badan balse sidoo kalana abaalmarintiisu fiicantahay. Tusaale ahaan: Waxaan …
Waa maxay farqiga u dhaxeeya Revenue & Net income? Revenue waa dakhliga guud ee ku soo gala waxaana kujira kharashaadkii aad gashay halka Net income uu noqonayo faaiidada xaasillka ah ee aad adigu meel dhiganayso, waxaana lagu helaa marka Dakhliga …
Xiliyadii dhexe ee taariikhda waliba xiligii cusmaaniyiintu aduunka heysteen, waxaa soo bixi jiray cuduro halis ah sida tii ugu darnayd ee : dhimashadii madoobeyd (black death), cudurkan waxaa u dhintay 25 milyan oo qof waxaana lagu kala qaadi jiray injirta …
Meelkasta oo aad joogto waligaa iska ilaali inaad noqoto qof laga maarmi karo, hadii aad tahay qof shaqadiisu aanay muhiim ahayn ama hawlaha uu hayo ay yihiin wax liita, ama hooseeya isku day inaad waxkabadasho, maamulayaasha qaar marka ay doonayaan …