80% aqoonta aad leedahay xitaa hadii aanad waligaa waxbaran, dadka kala ma yaqaaniin, laga yaabaa inaad ku fiicantahay wax dadka kale aanay garanayn ama uu Ilaahay kuusiiyay talent. Tusaale: ninka geeljiraha ah ee aan waligaa aqoon maadi ah baran sida …
CASEER'S IDEAS Articles.
Noloshu waxay markasta u baahantahay inaad motion ama dhaqaaq ku jirto, noloshu waa baaskiilka oo kale oo hadii aad istaagto waad dhacaysaa, marka iska ilaali inaad gasho waxa loo yaqaan “Comfort Zone” oo ah inaad ku nafisto waxa aad heysato …
Coding-ku waa mid kamid xirfadaha aad ku baran karto qaab online ah, halkan waxaan idinkula wadaagaayaa 5 qodob oo kaa caawinaya inaad noqoto programmer buuxa.
Inta aad hal juz aqrin lahayd maalintii, hal bog kubiloow maalin kasta, Inta aad maalin kasta jiimka aadi lahayd isbuucii halmaalin ka biloow, inta aad hal buug isbuuci aqrin lahayd, hal cutub aqri isbuuca dhan, Inta aad 3 xirfad sanadkan …
Sameey wax wanaagsan inyarba ha ahaatee adigoon abaalmarin ka raadin, waxaa hubaal ah inaad heli doonto abaalmarin u dhiganta toban laabka intii yarayd ee aad samaysay. Tusaale yar: hadii aad tahay arday dhigta iskuul ama jaamacad, samayso facebook page, kadibna …
Go’aanadda ugu wanaagsan ee uu qofku qaadi karo waxaa kamid ah inuu ganacsi uu isagu leeyaay bilaabo, balse si aad u bilowdo ganacsi waxaad u baahantahay inaad si taxadar leh u bilowdo, sidaa daraadeed waxaan halkan kugula wadaagayaa 5 website …
Marka aad kujirto Iskuul ama Jaamacad inaad wax aqriso xiliga imtixaanka oo kaliya waxay kugu keeneysaa stress badan iyo inaad ku wareerto dhawrkaas maalmood, hadaba si aad uga dhigto xiliga imtixaanka mid aad happy tahay waliba aad dhibco fiican keentid …
Maanta waxaan ka hadlaynaa “THE” oo ah kalmadda maanta! Marka la joogo Luuqadda English-ka, waxaa jira wax loo yaqaano Article oo loo isticmaalo in wax lagu tilmaamo, Article-ka waxaa laga hormariyaa magacyadda iyo waxyaabaha magacyadda u dhigma, Article-ka waxaa loo …
Nin ganacsade ah oo business-kiisu magaalada sumcad fiican kuleeyahay balse competitionkiisu aad u badanyahay ayaan weydiiyay sidee ula tartantaan waxaas oo shirkad ah idinkoo dagaalkiinu yaryahay, misna u noqoteen shirkadda ugu fiican dalka? Markaaasuu igu yidhi: inagu waqti iyo kharash …
Laba iyo tobankii saacadood ee ugu dambeeyay waxaan ka shaqeynayay barnaamij aan kusameeyay AWS Architecture, AWS waa caalam dhan oo teknoolojiyad ah, waa cajiib runtii, Tusaale barnaamijka aan ku dhisay waxaa ku host-gareeyay data-da wax la yidhaadho S3 Bucket oo …