Noloshu waxay markasta u baahantahay inaad motion ama dhaqaaq ku jirto, noloshu waa baaskiilka oo kale oo hadii aad istaagto waad dhacaysaa, marka iska ilaali inaad gasho waxa loo yaqaan “Comfort Zone” oo ah inaad ku nafisto waxa aad heysato ama inta gacantaada kujirta.
Taas waxay keenaysaa inaad caajisto oo depression kugu dhaco, hadii si loo eego nolosha waxaa milixda u yeelaya waa dhaqaaqa iyo rafaadka, marka adiga maxaad diyaar u tahay inaad u rafaado si aanad nolosha uga caajisin?
QORMOYINKAN IYAGANA BAL EEG.
-
Sadax buug oo ganacsade kasta u baahanyahay inuu halmar aqristo.
Ganacsigu waa safar leh caqabado iyo fursado badan, sidaa darteed, waxaan idila wadaagayaa 3 buug oo u wanaagsan qofkasta oo ganacsade ah inuu aqristo: Saddexdan buug waxay bixiyaan aragtiyo kala duwan iyo talooyin qiimo leh oo ku saabsan dhismaha iyo kobcinta ganacsiga. Akhrintoodu waxay kaa caawin kartaa inaad si fiican u fahamto dabeecadaha iyo istaraatiijiyadaha…